Site icon Qaamuus

ereyga

Muddaahinee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Arrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris iyo hadal macaan ku wadid. ld muddaahanee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muddaahinee

muddaahanee | muddaahineyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version