Site icon Qaamuus

ereyga

muddac
(m.l) (-cyo, m.dh)

Ninka garta sheeganaya.

muddac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -dici)

La m.: cid la garramid ama dacwiyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muddac

garwate [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
Qof, cid dacwo u qaba; muddaci, eedeey.

muddac-calayhi [Magac Lab | Noun Masculine]
Cid garta loo haysto ama loo dhigtay.

muddici [Magac Lab | Noun Masculine]
ld muddac¹.

muddicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg muddac².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version