Site icon Qaamuus

ereyga

Muddee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Cid waqti ama muddo u qabasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muddee

muddeec | muddeecnimo | muddeyn | muddiic | muddiicinnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version