Muddug
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. Aan la wehelin; keli ah. 2. Aan waxba sidan; qaauan. 3. Faro maran; aan hanti lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muddug ↴
muddugan | muddugnaan | muddugnaansho | muddugnimo | muddugsan | muddugsanaan | muddugsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg