Mudnow
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)Qof wax u qalmo noqosho ama ahaansho.
Mudnow
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)Wax meel ku turqan ahaansho ama noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudnow ↴
mudnaansho | mudnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg