Mudo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-utay, -udatay)1. Abaalgud istaahilid. 2. Cid u baahasho.
Mudo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-utay, -udatay)Wax meel ku turqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudo ↴
afgammuur | dhiigyaro | faleebbo | heensarraar | irbad | mudasho | mudasho | tallaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg