Muhaajir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/-riin, m.dh)1. Qof degaankiisii uga tegey risiq doon ama diin fidinteed. 2. (dii.) (m.w) Asxaabadii Nebi Maxamed (n.k.h.a.) la haajirtey oo inta Maka ka tegtey mid ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muhaajir ↴
ansaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg