Site icon Qaamuus

ereyga

Mukhaawi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh)

1. Qof dadka been u sheega oo maskaxda ka xada. 2. Qof aan hadalkiisu wax ka soo qaad lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mukhaawi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version