Site icon Qaamuus

ereyga

mullaaxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Geed mullaax ka diirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mullaaxso

mullaaxsasho [m.f.dh]
eeg mullaaxso. ld mullaaxsad, mullaaxsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version