Muqaddas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (dii.) Waxyaabaha diinta la xiriira oo la dhowro ee aan dhaliil laga bixin karin, sida quraanka iyo xadiiska. 2. (dii.) Meel Eebbe lagu caabudo. 3. Waajib ay khasabtahay in fuliyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muqaddas ↴
baaybal | carshi | kabco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg