Site icon Qaamuus

ereyga

Muqlay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qlo/muqlay, m.dh)

Geed-quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaagsan oo lagu megdisto. ld muqle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muqlay

muqlaysan | muqlaysnaan | muqlaysnaansho | muqle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version