Muqlo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo oo uu ka qaado shilin cuntay. 2.Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento. ld muqle.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muqlo ↴
muqlaysan | muqle | muqloo | muqloobid | muqlood | muqlow | muqlow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg