Muqlow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qaadidda uu neef xoolo ah qaado cudurka muqlaha. ld muqloobid.
Muqlow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Neef xoolo ah muqlo qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muqlow ↴
muqloobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg