Muqshabeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Harimcad. 2. Qof ay iska dhaleen dheddig iyo lab kala midab ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muqshabeel ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg