Muquuni
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld maquuni.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muquuni ↴
cudud | huleeli | maquuni | maquunin | muquunin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg