Murbay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo/murbay, m.dh)Koob aad u yar oo ka samaysan dhoob, dheg la qabsadana aan lahayn oo qaxwada lagu cabbo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murbay ↴
dhulub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg