Murjis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo/murjis, m.dh)Waran yar oo af dhuuban leh.
Murjis
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murjis ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg