Murjuc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Ilmo yar oo markaas dhashay; muluq. ld murjuq, murjux.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murjuc ↴
muluq | murjuq | murjux |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg