Site icon Qaamuus

ereyga

Murti

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ulajeeddo kasmo, aqoon iyo waaya-aragnimo ku jirto oo hadalka, heesaha, gabayada iwm laga dhex helo; xigmad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murti

maahmaah | balaaqo | biyadhac | guraabbaas | guraabbaas | guryan | guryan | hadur | halkudheg | masrixiyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version