Murudso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mudurso, murugso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murudso ↴
mudurso | murudsasho | murugso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg