Site icon Qaamuus

ereyga

Murugsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Xarig iwm wax murgey ahaansho. 2. Wax murug hayso ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murugsan

dabbi | dabbiso | eyfaad | hammi | murugsanaan | murugsanaansho | murugsanow | tiiraanyaysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version