Site icon Qaamuus

ereyga

Muruq iraadi ah

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaan, inta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muruq iraadi ah


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version