Site icon Qaamuus

ereyga

Muruq iraadla'

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Muruq aan dhaqdhaqaaqiisa xukumin rabitaan, laakiinse uu wado habdhiska darenwadka iswada. Inta badan waxa uu ku dhacaa falnaq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muruq iraadla'

muruq iraadla' | muruq sisiban |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version