Muruxsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax la murxiyey ahaansho. 2. Wax qaawan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muruxsan ↴
muruxsanaan | muruxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg