Murwo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Sharaf; maamuus. 2. ld marwo. Haweeney gaarinnimo karti, dabeecad iyo akhlaaq isku darsatay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murwo ↴
marwo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg