Musallif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musallaf¹.
Musallif
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Qof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masallaf², musallaf².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musallif ↴
masallaf | masallaf | masallafi | masallafid | masallafin | masallafsan | masallafsanaan | masallafsanaansho | musallaf | musallaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg