Musaraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay. 2. Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
Musaraar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musaraar ↴
musaraarid | musaraarsan | musaraarsanaan | musaraarsanaansho | musareer | musareer | musareerid | musareersan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg