Mushaax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld mushaaxid.
Mushaax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Si tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mushaax ↴
mushaaxid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg