Mushtar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Meeraha shanaad oo u dhexeeya mariikha iyo sulka; cirjeex; cirjiir. 2. (-ryo, m.dh) Ganacsi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mushtar ↴
baayacmushtar | baayacmushtar | baayacmushtari | baayacmushtarid | beecmushtar | beecmushtar | beecmushtari | beecmushtarid | biicmushtar | biicmushtar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg