Muslin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-imiin, m.dh)(dii.) Qof diinta Islaamka rumaysan.
Muslin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)(dii.) Diinta Islaamka rumayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muslin ↴
caabid | gaal | gaal | gaalad | kaafir | caalin | caamo | dago | dimmi | ferenji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg