Site icon Qaamuus

ereyga

Musmaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/masaamiir, m.dh)

Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.

Musmaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Musmaar wax iskula dhejin. 2. Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musmaar

bixi | masaamiir | musbaar | musbaar | musbaaran | musbaarasho | musbaarid | musbaarnaan | musbaarnaansho | musbaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version