Musqul
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-lo, m.dh)Dhismo yar oo gudihiisa uu ku yaal god lagu saxaroodo laguna kaadiyo; suuli. ld muqsul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musqul ↴
barambaro | bullaacad | karawaliin | karwaliin | muqsul | suuli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg