Site icon Qaamuus

ereyga

Mustareex

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhib la'aan iyo nasiino; raaxo.

Mustareex

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Dhib la'aan iyo nasiino ku jirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mustareex

mustareexi | mustareexid | mustareexin | mustareexsan | mustareexsanaan | mustareexsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version