Site icon Qaamuus

ereyga

Mutux

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin. 3. M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹.

Mutux

Qaabnaxa: Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1 Isrogrogga: (-xay; -xday)

Is m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-giriirixin. ld matax².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mutux

ismutux | ismutuxi | ismutuxid | ismutuxin | ismutuxis | ismutuxis | matax | matax | mataxan | mataxnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version