Muuji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Hadal, arrin iwm ujeeddadooda caddayn. 2. Wax, wax muuqda ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muuji ↴
aabi | aabonimo | waa | yaa | aa | haad-haad | qaab-dhuleed | daacad | gaaf | gaalis-furan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg