Site icon Qaamuus

ereyga

Muunadee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

1. Cid sharfid ama xurmayn. 2. Wax qeymo u yeelid. ld muunee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muunadee

muunadayn | muunee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version