muusaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-saabay, -sawday; -saabi)Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muusaw ↴
muusaabid [m.f.dh]
eeg muusaw. ld muusood.
muusoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld muusaw.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg