Muusid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg muus².
Muusid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(jool.) Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muusid ↴
maamuusid | naamuusid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg