Site icon Qaamuus

ereyga

Naadi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/-iyaal, m.l/dh)

1. Rug dad isku dan ahi ku kulmaan. 2. Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.

Naadi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid. 2. Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naadi

naadin | naadir | naadir | naadirnimo | yabooh | baari | balaatihelmantis | banaadiiq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version