Site icon Qaamuus

ereyga

Nabadgal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Badbaado.

Nabadgal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Waxyeello ka badbaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabadgal

nabadgelid | bandow | baraare |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version