Site icon Qaamuus

ereyga

Nabadsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Laba qof ama laba qolo oo dagaallamay heshiisiin; nabadayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabadsii

nabadsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version