Site icon Qaamuus

ereyga

Naban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Timo, ciid iwm la nabay noqosho.

Naban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

1. Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho. 2. Wax meel ku dheggan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naban

nabmid | nabnaan | nabnow | dheggan | dhegsan | lammaane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version