Nabar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bro, m.l/-rro, m.dh)1. Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon. 2. Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday. 3. Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.
Nabar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bray, -bartay; -bri)Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabar ↴
waabi | waabo | jaa'ifee | haar | jaa'ifo | jaaw | nabaraan | nabar-kul |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg