Nabarraysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabarraysan ↴
nabarraysnaan | nabraysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg