Site icon Qaamuus

ereyga

Nabsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay. 2. Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.

Nabsi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Nabsi ku reebid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabsi

nabsiyid | caaqilo | cuqubee | cuqubo | dhif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version