Site icon Qaamuus

ereyga

Nacaladee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

1. Eebbe cid nacalad ku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nacaladee

lacanadee | lacnadee | nacaladeyn | nacalladee | nacdallee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version