Nacfi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax faa'iido leh. 2. Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci.
Nacfi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Ku n.: xoolo, qalab iwm si looga faa'iidaysto u adeegsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nacfi ↴
banjoog | deenso | duurjoog | nacfiyid | nafac | nafci |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg