Nacnac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado.
Nacnac
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hadal badan oo aan macno lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nacnac ↴
nacnaclee | nacnacleyn | sokornabaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg