Nacsii
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Cid wax ay rabtay in ay nacdo gayeysiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nacsii ↴
uriso | ursii | diidsii | nacsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg