Nadiif
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nadiif ↴
daacuun | saafi | xaaq | xaaro | xalliiban | areebo | baaro | baqbaq | boorayso | buraash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg